Somaliland: Wareegga 3aad ee tallaalka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay

Hargeysa (SM)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa sheegay in dalka laga bilaabay wareegga saddexaad ee tallaalka cudurka Covid-19.