Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo Mucjisada AYAX sida Ceeryaanta u Qariyey Hawada sare ee Hargeysa iyo Tira-badnaantiisa

Gelinkii dambe ee Sabtida maanta, waxa hawada sare ee magaalada Hargeysa sida Ceeryaanta u qariyey Ayax tiro badan oo la rumaysan yahay inuu yahay kii ugu trada badnaa ee gudaha magaalada Soo dul-mara.

Muuqaalka Hoose ka daawo Jewigii maanta ee Hargeysa iyo tiro-badnaanta Ayaxa