Wada-hadal u socday Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Rooble oo mar kale lagu kala Kacay

Muqdisho (SM)- Wada-hadallo laysugu soo dhawaynayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysalwasaare Rooble, ayaa mar kale natiijo la’aan ku soo dhammaaday kaddib markii ay labada dhinac isku-fahmi waayeen qodobbo dhowr ah oo ay isku khilaafsan yihiin.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose


Salaan Media News Desk