Wasaaradda Arrimaha Dastuurka JSL oo tabobar u soo gebo-gabaysay Xildhibaannada Golaha Wakiillada

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Somaliland, ayaa maanta tabobar ku saabsan barashada shuruucda u soo gebo-gabaysay Xildhibaannada Golaha Wakiillada JSL.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose