Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha oo tabobar u furtay mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Somaliland, ayaa tabobar la xidhiidha shuruucda dalka u furtay Xidhibaannada cusub ee dhawaan loo doortay Golaha Wakiillada JSL.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose