Berbera: Darawallada Gaadiidka Xamuulka oo Cabasho ka muujiyey hay’adda WFP

Berbera (SM)- Darawallada Gaadiidka Xamuulka qaada ee ka hawl-gala magaalada Berbera ee xaurnta gobolka Saaxil, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey ha’adda Barnaamijka Cuntada Qaramada Midoobay ee WFP.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose