Gabadh Qurbaha Ku Nool oo Baafinaysa Aabaheed Maxamed Aadan Good

Haweenay ku nool Qurbaha ayaa Baafinaysa Aabaheed Maxamed Aadan Good oo ay ka codsanayso dhammaan bulshada Soomaaliyeed ciddii Garanaysa inay ku war-geliyaan baafintan.

Muuqaalka Hoose ka daawo wixii faahfaahin ah ee intaas dheer