Suldaanka guud ee beesha Gumbuur Suldaan C.Salaan Maxamad Jaamac oo baaq u diray Madaxweyne Muuse Biixi.

Waxaan halkan baaq uga dirayaa madaxwaynaha jamuuriyada soomaalilaand mudane madaxwayne anigoo ah suldaanka guud eebeesha gumbuur suldaan c.salaan maxamad jaamac waxaan halkan baaq kuugu soodirayaa shacabka soomaalilaand adigay ku doorteen ee .adaxwaune may dooran wasiir wasiir kasta oo aad beesha habaryoonis umagacwdaana anaga beel ahaan waxaanu doonayno marnaba kuuma soo gudbiyo wasiirkastaa cida uu wax la doonayaa waa raasikiisa oo kaliya xilkii soo baxaba nin raaskiisa ah ayuu galinayaa ka uu xilka ku ilaalinauaan waa mid raaskiisa ah iyo mid uu dano gaara ku qabo madaxwayne sifiyadayada aanu kuu soo qorno waxa lagu guraa dhasbiinka kuman soo gaadhaan adiga mudane madax wayne beesha gumbuur waxay kaadoonaysaa waxayi xaq ugu lahayid dalkan soomaalilaand madaxwayne beesha xaqeedii ragbaa ku maran kumana soo gaadhsiiyaan waxay doonayso beeshu

Mudane madaxwayne beeshu 30 kaa sano ee soomaalilaand jirtay mayeelan agaasime kumanay soo bixin digreeto madaxwayne

Dalkana waxay ka haysaa xoghayaa gobolka oodwayne iyo xoghayaa khaatumo

Madaxwayne waxaanu ubaahanahay anagoo aad kuu ixtiraamayna halkii aanu kuu soo marin lahayin waxa beeshu ubaahantahay

Markaa waxanu ubaahanahay inaanu helno dalka waxaanu xaq ugu leenahay

 

Suldaanka guud ee beesha Gumbuur Suldaan C.Salaan Maxamad Jaamac.