Daawo:Xaflad balaadhan oo qaadhaan Loogu uruurinaayey Schoolka faarah Omaar ee magaaladda Hargaysa oo ka dhacay magaalaadda London
Kulan balaadhan ayaa waxa Kasoo qayb galay ardaydii wax ka baratay oo doonaayey inay dib u habayn iyo dhaqaale u ururiyaan schoolka.
Shirka sida uu u dhacay Halkan Hoose ka daawo.