Hargeysa: Rejo ka soo Muuqatay Cusbitaal Adeeegiisa Caafimaad laga Quustay

Hargeysa (SM)- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa kormeer kedis ah ku tagay cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa oo ay indho-indhayn ku soo mareen qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay.

Maamulka iyo dakhaatiirta cusbitaalka ayaa ka warbixiyey adeegyada ay bulshada u qabtaan iyo isbeddelka ku yimi kaabayaasha wax-qabad ee cusbitaalka oo wakhtiyadii hore bulshadu dhaliili jirtay.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warbixintan oo dhammaystiran.