“Somaliland Hakaga Dayato Gobanimada Ibraahim Kood-buur” – Xildhibaan Barkhad Batuun

“Somaliland Hakaga Dayato Gobanimada Ibraahim Kood-buur” – Xildhibaan Barkhad Batuun oo khdubad ka jeedinayey xaflad lagu dhagax-dhigayey dhisme loo dhisayo xarunta maamulka dowladda Hoose ee Degmada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa.