“Soomaaliya way goosatay, Somaliland way Goosatay oo Sharci ahaan waxa lagu noqday 1960-kii

“Soomaaliya way goosatay, waayo waxay ka baxday Dastuurkii hore loogu midoobay, Somaliland way Goosatay oo Sharci ahaan waxa lagu noqday 1960-kii.” Eng Garyaqaan Rashiid oo ka tirsan Xarunta Daraasaadka ee Hargeysa.

Muuqaalka Hoose ka daawo