Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiirka Isgaadhsiinta oo Si Kulul Ugu Jaawabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.

Gabiley (SM)- Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Suufi oo ka Qayb-galay Xil-wareejinta Badhasaabka cusub iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley oo maanta ka dhacday caasimadda gobolkaas, ayaa Si Kulul Ugu Jaawabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Wasiirka Isgaadhsiintu

Salaanmedia/Hargysa