Xukuumadda Somaliland oo ka digtay Nooc Cusub oo Xannuunka Covid-19 ah oo si xawli ah u faafaya

Hargeysa (SM)- Xoghayaha Guud ee Guddiga heer Qaran ee Xakamaynta Cudurka Covid-19, Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr), ayaa ka warbixiyey nooc cusub oo ka mid ah xannuunkan oo si xawli ah ugu faafaya dunida.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose