Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Dr:-Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro Oo Saaka Kulan Gaar Ah La Yeeshay Ugaaska Guud Ee Beesha Arab.

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Dr:-Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro Oo Saaka Kulan Gaar Ah La Yeeshay Ugaaska Guud Ee Beesha Arab.

Musharaxa Jagadda madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa saaka kulan gaar ah la yeeshay ugaaska guud ee beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid ( Cali Mahdi ) .

Kulanka oo ka dhacay guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay Ugaasku ayaa ahaa mid xogtiisa aad loo ilaaliyey , waxaana uu ahaa kulan labadooda oo kali ah dhex maray

Xogo kooban kulankaas laga helaayo ayaa sheegay in Ugaaska iyo musharax Cirro ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalku jiro .

Kulanka ayaa ku soo jawi degan iyo isfagarad waxaana loo balamay kulamo kale .

Qabsoomida kulankan waxaa qeyb laxaadleh ka qaatey xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga Waddani Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase.