“Somaliland intay Jirtay maanta ayay ugu wanaagsan tahay” – Siyaasadda Arrimaha Dibadda oo laga dooday By Hamse - December 26, 2021 Hargeysa (SM)- “Somaliland intay Jirtay maanta ayay wanaagsan tahay” – Xildhibaannada Golaha Guurtida ayaa fadhigoodii maanta ka dooday Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland. Muuqaalka Hoose ka daawo Doodda Xildhibaannada golaha Guurtida