“Somaliland ka hadhi maysaan, Farmaajo-na Jeelka Asmara ayuu idinku gurayaa” – Xeel-dheer Ismaaciil

“Somaliland ka hadhi maysaan, Farmaajo-na Jeelka Asmara ayuu idinku gurayaa” – Xeel-dheer Ismaaciil Cabdilaahi oo faaqiday fashilka haysta murashaxiinta ka soo jeeda beesha Hawiye iyo sida uu Farmaajo damacsan yahay inuu u dullaysto Shacabka iyo siyaasiyiinta Beelahaas