Wasaaradda Isgaadhsiinta JSL oo Kulan la qaadatay Dhalinyarada YOutubers-ka ah 

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technolojadda ee Somaliland, ayaa maanta kulan qado-sharaf ah u samaysay Dhalinyarada saamaynta ku leh Baraha Bulshada, gaar ahaan bogagga Youtube-ka iyo Tiktok-ga.