Kulan-Dadweyne/Maamuus iyo Dood-waddaag.

Kulan-Dadweyne/Maamuus iyo Dood-waddaag.

Barnaamijkan oo ah mid noociisu aanu hore u dhicin, waxa uu isku jirin doonnaa maamuusid, xubnihii doorashaddii golayaasha deegaan iyo baarlamaanka soo bandhiggay olole wannaagga iyo ka madhnaanta qabyaaladda, wax sidoo kale ku lamaanan doonta dooddo abaari doonna luguna faaqidi doonno farqiga siyaasiga dhabta ah iyo siyaasi u eekaha(ama dilaallinta siyaasada), dan iyo doorka ay ku leeyihiin adeegsiga iyo carinta qabyaaladda iyo isbarbardhig habdhaqanka siyaasigeena iyo siyaasiyiinta dalalka harumaray siyaasad ahaan.

Dooddan balaadhan,wax ka qeyb qaaddan doonna xubno isku jira sharci-yaqaano,abwaano,xeeldheerayaal dhinaca arimaha bulshada iyo maamul-wannaag ah.

Wax soo qabanqaabiyey Ururka la dagaalka qabyaaladda iyo isku xidhka bulshadu somaliland (SATO).

Kaadhadhka wax aad ka heli kartaa isla hoteelka maansoor ama la xidhiidh 0637462834.