Somaliland oo Guul Dublomaasiyeed ka kasbatay Safarkii Weftiga Wasiirada oo caawa Taiwan ka soo Amba-baxay

Taipei (SM)- Weftiga Wasiirrada Somaliland ee uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Ciise Kayd Maxamuud, ayaa ka soo anba-baxay dalka Taiwan kaddib booqasho muddo Shan maalmood qaadatay oo ay kulamo kula qaateen masuuliyiinta ugu sarreysa dalkaas.

Warkan amuuran ku saabsan kaga bogo Muuqaalka Hoose