Mujaahidiin Runta u Sheegay Ganacsatada Somaliland By Hamse - March 1, 2022 Ururka Somaliland-Jire oo ay ku midoobeen xubno ka tirsan labeentii Mujaahidiinta SNM iyo Xubno wax-garadka iyo aqoonyahanba, ayaa Runta u sheegay ganacsatada Somaliland.