Qorsheyaal Dhagaraysan oo China iyo Somalia U Malegayaan Somaliland oo La Fashiliyey

Xeel-dheere Ismaaciil Cabdilaahi ayaa soo bandhigay Qorshe Dhagaraysan oo China iyo Somaliya U Malegayaan Somaliland, kaddib markii ay dhawaan khadka telefoonka ku wada xidhiidheen wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Shiinaha.