Faadumo Faysal oo ah Gabadh uu dhalay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa ku guulaysayay ganacsadaha sannadka ee magaalada Espoo ee dalka Finland.

Faadumo Faysal oo ah Gabadh uu dhalay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa ku guulaysayay ganacsadaha sannadka ee magaalada Espoo ee dalka Finland.

Sida lagu baahiyay bogga rasmiga ah ee maamulka Magaalada Espoo, Faadumo oo ah 35 sano jir ah ayaa sannadkii 2020 aas-aastay Shirkad lagu magacaabo Hoiwa Oy, shirkaddaas oo muddo kooban ku samaysay horumar balaadhan oo isugu jirta sumcad shaqo iyo mid dhaqaale.