Daawo wareegii 2aad ee Doorashadda Madaxweyanah Soomaaliya oo bilaabmay iyo 4 musharax oo isugu soo hadhay..

Daawo wareegii 2aad ee Doorashadda Madaxweyanah Soomaaliya oo bilaabmay iyo 4 musharax oo isugu soo hadhay..

 

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartameen 36-Musharrax ayaa waxaa wareega 1-aad u soo Gudbay Musharraxiin 4-ah.
1-Maxamed Cabdullahi Farmaajo 59
2-Xasan Cali Khayre 47
3-Xasan Shiikh Maxamuud 52
4-Saciid Cabdullahi Dani 65
Sida uu ku dhawaaqay Guddigga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxweynaha

Salaanmedia/Moqdisho