“Ma Nihin Niman Cabudhini soo Xero-galinayso oo Adiguba Waad nala soo aragtay”

“Ma Nihin Niman Cabudhini soo Xero-galinayso oo Adiguba Waad nala soo aragtay” – Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo farriin u diray madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya iyo hab-dhaqanka laga filayo inuu ku wejaho siyaasadda la-macaamilka Somaliland.