Madaxweyne Muuse Biixi oo Ku Hal-qabsaday Dardaarankii Cigaal, Una Duceeyey Madaxweynaha Cusub ee Somalia

Madaxweyne Biixi oo Ku Hal-qabsaday Dardaaran uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Jeediyey Labaatan Sanno ka Hor, Una Duceeyey Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose.