Maayarka Hargeysa oo Kafaalo Qaaday masuuliyado AHU Sh Aadan Siiro Bulshada u hayey

Hargeysa (SM)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariim Maxamed Mooge, ayaa ballan-qaaday inuu dusha u ridanayo masuuliyado uu bulshada u hayey Allah ha naxariistee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo maanta aas Qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Maayarka