DEG DEG :- Madaxweyne Biixi oo sameeyey isku shaandheyn .

DEG DEG :- Madaxweyne Biixi oo sameeyey isku shaandheyn

1. Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha gudaha MD.Maxamed Yuusuf Agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta

2. Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade agaasimihii hore ee Deeganka

3. Agaasimaha cusub ee Deeganka Md Maxamed Cabdilaahi Ducaale agaasimihii hore ee arimaha dibada

4. Wasaarada arimaha dibada ayaa loo magacaabey agaasime cusub .

5. Xubin cusub oo kominshineer ah oo loo magacaabey Guddida Tacliinta sare .