Hoggaamiyaha Isku Wadi Kara Somaliland iyo Siyaasadda Looga Baahan yahay

Hoggaamiyaha Isku Wadi Kara Somaliland iyo Siyaasadda Looga Baahan yahay: Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ah guddoomiyaha Urur-syaasadeedka Hilaac, ayaa ka warramay nooca hoggaamiyaha Somaliland u baahan tahay iyo haykalka siyaasadeed ee looga baahan yahay