Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa markii u horeysay intii uu la wareegay hoggaanka xisbiga ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya.