Shacabka Somaliland Oo Ka Garnaqay Khilaafka Sharci ee Dhex-jiifa Goleyaasha Baarlamaanka

Shacabka Somaliland Oo Ka Garnaqay Khilaafka Sharci ee Dhex-jiifa Goleyaasha Baarlamaanka, waxaanay aragtiyo kala duwan ka muujiyeen go’aankii guddoomiye Saleebaan ku qaaddacay inuu guddoomo Xeerka muranku ka taagan yahay ee Golaha Wakiilladu dhawaan codka u qaadeen wax-ka-beddelkiisa.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose