Somaliland: Labadii Soddog Ee Kala Guursanayey ayaa Lagu Hor Murmayaa, Waa Asaasaq Siyaasiya

Labadii Soddog Ee Kala Guursanayey ayaa Lagu Hor Murmayaa, Waa Asaasaq Siyaasiya ~ Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa hadalkan ka sheegay munaasibad uu maanta xilka ugu kala wareejiyey Xoghaha Guud ee dhawaan loo magacaabay Xisbiga Kulmiye iyo xoghayihii Hore.

Hadalka Wasiirka Ka Daawo Muuqaalkan