“Dheriga kulaylkaa karka ka keena wasiir hore Kaahin maalin kasta ma wuxuu noqonayaa derbi lagu soo gabado.

“Dheriga kulaylkaa karka ka keena
wasiir hore Kaahin maalin kasta ma wuxuu noqonayaa derbi lagu soo gabado,

Maanta adiga iyo Muuse midna looguma yeedhaayo xilkii Qarankani shalay loogaga yeedhaayey, waayo wuu dhammaaday intii ummaddu u siisay sharciyadda,

dalkana daaya fawdada oo ummadda kadaaya abaal dhaca way idin abaal mariyeene dibin daabayidii hore midkale ha ugu darina ayaan idiin soo jeedin lahaa.”

Xoghayaha Amniga ee Xisbiga WADDANI Ibraahin Ducaale Boos