“”Ilaahay wuu Ina Rogi doonaa Hadaynu Taariikha Garanweyno”- Arrimo uu Cawl Cilmi Cabdale Ka Digay Oo Hargeysa Ka Socda

“”Ilaahay wuu Ina Rogi doonaa Hadaynu Taariikha Garanweyno”- Arrimo uu Cawl Cilmi Cabdale Ka Digay Oo Hargeysa Ka Socda iyo Sansaanta Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland.

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland, waxa uu dhalan-gaddiyey Astaantii Xasuuqa Shacabka Hargeysa loo geystay 1988-kii ee Kheyriyada Caasimadda oo uu hore u sameeyey Allah ha u naxariistee Maayirkii hore ee Hargeysa Cawl Cilmi Cabdalle.