Xildhibaan Maxamed Abiib oo cabaraynayaa 63 qof ee laga soo xidhay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Nover13, 2022,

Xildhibaan Maxamed Abiib oo cabaraynayaa 63 qof ee laga soo xidhay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Nover13, 2022,


Waxaan halkan si weyn uga cabaraynayaa 63 qof ee laga soo xidhay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Nover13, 2022, loona soo dhaadhiciyay Jeelka Mandheera ee Gobolka Saaxil, iyaga oo isku soo bax salmi ah samaynayaa, qaarna laamida iska marayeen markii la xidhay isla markaasna aan wax rabashado ah samaynayn. Dadkan oo dhalinyaro aad u yar-yar u badan sida ka muuqata da’dooda, waa cabudhin iyo caggo juglayn halkii ugu dambaysay ee uu ku kacday Xukuumadda wakhtigu ka dhammaaday.

Waana kuwan magac-yada Maxaabiistu;-

1. Khaliif Ibraahin Cabdillaahi, Ina Aamina Xasan, 27jir.
2. Cabdisamad Sakariye Yaasiin, Ina Khadra Caydiid, 21 Jir.
3. Maxamed Ismaaciil Cabdi, Ina Farduus Cabdi, 24 jir.
4. Xamse Cabdi Cali, Ina Asad Xassan, 18 jir.
5. Maxamed Mubaarig Ibraahin, Ina Deeqa Jaamac, 19jir.
6. Bashiir Daahir Cabdi, Ina Khadra Maxamuud, 23 jir.
7. Mahad Cabdi Xasan, Ina Raxma Faarax, 19 jir.
8. Maxamed Ibraahin Maax, Ina Khadra Kheyre, 19 jir.
9. Cabdiladiif Maxamed Cabdillaahi, Ina Gaasira Maxamed, 19 jir.
10. Jamaal Cabdi Muuse, Ina Sabaad Maxamuud, 20 jir.
11. Maxamed Xasan Cali, Ina Sahra Maxamuud, 17 jir.
12. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Diini, Ina Canab Saleebaan, 20 jir.
13. Cabdirisaaq Siciid Cabsiiye, Ina Aamina Siciid 17 jir.
14. Axmed Bile Jaamac, Ina Koos Ibraahin, 27 jir.
15. Mubaarig Maxamed Cabdillaahi, Ina Foosiya Axmed, 20 jir.
16. Cabdillaahi Maxamed Cabdillaahi, Ina Cibaado Maxamuud, 20 jir.
17. Maxamed Cali Faarax, ina Sabaax Xasan, 22 jir.
18. Suhayb Xasan Qowdhan, Ina Canab Maxamed, 18 jir.
19. Cabdicasiis Maxamuud Xuseen, Ina Hodan Maxamuud, 20 jir.
20. Cabdimaalig Ibraahin Caydiid, Ina Caasha Maxamed, 17 jir.
21. Cabdinaasir Ismaaciil Bulaale, Ina Aamina Faarax, 18 jir.
22. Xamse Saalax Axmed, Ina Saynab Ibraahin, 19 jir.
23. Khaalid Axmed Saleebaan, Ina Muna Xasan, 19 jir.
24. Cabdinaasir Bashiir Abokor, Ina Nuura Cali, 18 jir.
25. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi, Ina Faadumo Saxardiid, 24 jir.
26. Khadar Ibraahin Xasan, Ina Sahra Jaamac, 19 jir.
27. Sadiiq Axmed Ismaaciil, Ina Kinsi Cali, 20 jir.
28. Cabdiraxmaan Maxamed Aadan, Ina Sahra Cabdalle, 19 jir.
29. Sayid Cali Faarax Ciise, Ina Faadumo Cawil, 19 jir.
30. Sakariye Maxamed Xasan, Ina Hinda Ciise, 20 jir.
31. Cabdiqani Xuseen Cawil, Ina Nasra Cabdillaahi, 20 jir.
32. Faysal maxamed axmed, Ina Khadra Xuseen, 22 jir.
33. Cabdibaasid Xasan Cilmi, Ina Hani Axmed, 17 jir.
34. Ibraahin Cabdillaahi Ibraahin, Ina Raxma Ibraahin, 17jir.
35. Sayid Cabdillaahi Carbuun, Ina Rooda Ismaaciil, 27 jir
36. Cabdiraxmaan Ibraahin Maxamuud, Ina Tiriig Barkhadle, 20 jir.
37. Mustafe Mukhtaar Maxamuud, Ina Shukri Xasan, 18 jir
38. Maxamed Cabdillaahi Xasan, Ina Hodan Maxamuud, 24 jir.
39. Cabdisalaan Ibraahin Cige, Ina Canab Maxamed, 25 jir.
40. Jimcaale Ciise Caalin, Ina Canab Aadan, 18 jir.
41. Kayse Saalax Axmed, Ina Sahra Cali, 18 jir.
42. Suhayb Axmed Cismaan, Ina Saynab Cismaan, 18 jir.
43. Fayal Farxaan Xaashi, Ina Farax Maxamed, 17 jir.
44. Mukhtaar Cabdi Diiriye, Ina Aamina Xirsi, 25 jir.
45. Cabdishakuur Cismaan Xaaji, Ina Saynab Cismaan, 17 jir.
46. Cabdixakiin Cabdillaahi Fadal, Ina Sucaad maxamed, 25 jir.
47. Cabdillaahi Axmed Muxumad, Ina Canbaro Aadan, 26 jir.
48. Maxamuud Jamaal Kamadiid, Ina Saynab Aadan 17 jir.
49. Aadan Xuseen ibraahin, Ina Xaliimo Axmed, 22 jir
50. Guuleed Siciid Baashe, Ina Deeqa Xuseen, 17 jir.
51. Axmed Khadar Ibraahin, Ina Sahra Yuusuf, 18 jir.
52. Cabdimaajid Maxamuud Ismaaciil, Ina Aamina Halas
53. Cabdifataax Ibraahin Cismaan, Ina Xaliimo Ismaaciil, 25 jir.
54. Cabdiraxmaan Jaamac Saxardiid, Ina Nimco Xariir, 18 jir.
55. Xasan Rashiid Cabdi, Ina Hinda Maxamuud, 18 jir
56. Iid Maxamuud Cige, Ina Hoodo Ismaaciil, 18 jir.
57. Maxamed Ciise Cali, Ina Khadra Xiis, 17 jir.
58. Shucayb Ciise Maxamed, Ina Ifraax Maxamuud, 25 jir.
59. Axmed Cumar Maxamed, Ina Kaltuun Cali, 19 jir.
60. Gaarriye Cabdi Maxamuud, Ina Aamina Nuur, 35 jir.
61. Axmed Siciid Maxamed, Ina Aamina Cawil, 17 jir.
62. Barkhad Keyse Cismaan, Ina Farduus Cabdi, 18 jir.
63. Cabdiraxmaan Faarax Maxamed, Ina Xaliimo Jaamac, 16 jir.