Dad Loo Qab-Qabtay Dilalka Laascaanood iyo Xaaladihii U Dambeeyey Ee Xarunta Gobolka Sool

Dad Loo Qab-Qabtay Dilalka Laascaanood iyo Xaaladihii U Dambeeyey Ee Xarunta Gobolka Sool oo habeen hore lagu dilay Nin dhalinyaro ah oo si weyn looga yaqaanno Gobolka.

Arrintan ayaa sababtay inay shalay isku dhacaan ciidamada Ammaanka iyo Dadweyne ka gadooday dilalka Qorsheysan ee ka dhaca magaalada.