Jigjiga Oo Deeq Soo Gaadhsiisay Hargeysa By Salaan - December 8, 2022 Maayar ku-xigeenka magaalada Hargeysa, ayaa maanta la wareegay Deeq Dhir ah oo laga soo diray magaalada JIgjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida. Ka Daawo Muuqaalka Hoose