“Shidaal Baadhista Somaliland Waxay Socotay 12 Sanno, Soomaaliya Ma Joojin Karto” ~ Xukuumadda JSL

“Shidaal Baadhista Somaliland Waxay Socotay 12 Sanno, Soomaaliya Ma Joojin Karto” ~ Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag uga dareen-celisay war-saxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay heshiisyada shidaal-baadhista ee Somaliland kula jirto shirkadaha Ajaanibka ah.

Kaga Bogo Muuqaalka Hoose