Somaliland: Dagaal Geeska Afrika Ka Qarxa Oo Laga Digay

Masuuliyiinta Ururka Miisaan, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan ku sugan yahay, waxaanay si guud u taabteen xiisadda ka soo cusboonaatay Laascaanood.

Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah dhowrkii Qof ee dhidibbada u taagay ururkii xag-u-dirirka ee SNM iyo Mujaahid Axmed Cali Gaydh Oo Ka mid ah mujaahidiinta Waaweyn ee ka nool SNM, waxa ay ka hadleen xaaladda Laascaanood iyo Hanjabaado ka soo yeedhay madaxda Soomaalida qaarkood.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose