TACSI..Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Ingiriiska oo Tacsi u diraaya Chief Caaqil Ahmed Hassan Cali Jiis Oo ku geeryooday magaalada Burco.

TACSI..Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Ingiriiska oo Tacsi u diraaya Chief Caaqil Ahmed Hassan Cali Jiis Oo ku geeryooday magaalada Burco.

1 Suldaan Saleebaan cawil dirir

2 cabdi Qani Indhobuur

3 maxamed Qalab jaan

4 jaamac Ramaaqiye

5 mataan omar

6 cabdi jibriil caateeye

7 cali waddaad

8 Muj salaxan

9 cali Faarax dheere

10 cabdi rahman cawil

11 Yusuf shanfool

12 Bashir fooljaan

13 boqor cirmadow

Dhamaan Jaaliyada Reer Sheffield UK Waxay tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan dhamaan Qofkii iyo carruurtiisii iyo dhamaan Reer Somalland geeridii naxdinta Lahayd Ee Ku timi chief Caaqil Ahmed Hassan Cali Jiis Oo ku geeryooday magaalada Burco Waxay illaahay uga baryayyaan inuu Janadii fardowsa Ka warraabiyo Aamiin Yaa Rabii