Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka hadlay dagaalkii maanta ee Laascaanood.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka hadlay dagaalkii maanta ee Laascaanood.

“Anigoo ka xun dagaalkii maanta ka dhacay magaalada laascaanood.
Waxa aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka JSL ee iska difaacay dagaalkii kooxaha Huwanta ahi kusoo qaadeen,Waxaanan Garaadada ugu baaqayaa in ay Nabada qaatan,wixii tabasho ahna miiska wadahadalka lagu dhameeyo”