“Dadka nabada ka hadlayaa waxaan leeyahay Muuse Biixi kama wanaagsana Cabdiraxmaan Tuur”.

“Dadka leh Nabbada Nabbada, waxaan leeyay cudurka calaamadihiisa lama daweeyo ee cudurka ayaa la daweeyaa

Muuse wuxuu yidhi garqaadan maayo anna Muusoow waxaan ku leeyay Doorasho aan laysla ogalayn qori kuma qaban kartid” Faysal Cali Waraabe