Wasiirka Cusub ee Teknoolajiyadda Oo Madal Laysku Arkay Xilka Kula Wareegay

Munaasibad ballaadhan oo laysku arkay, waxa maanta xilalka kula kala wareegay Wasiirkii hore ee Teknoolajiyadda Somaliland iyo Wasiirka Cusub ee dhowaan madaxweynuhu u magacaabay wasaaraddaas.