Home » Archives by category » Wararka (Page 1196)

War deg Deg Ah—Puntland iyo Dowlada Federaalka oo kala boodey, Xasan Sheikh oo xanaaq kaga dhoofey Garowe Garowe–29 April Madaxtooyada Puntland ayaa natiijo la’aan kusoo dhamaadey ka dib markii labada dhinac ay dhowr qodob isku mariwaayeen, Madaxweyne Xasan Sheikh isagoo xanaaqsan ayuu Garowe ka dhoofey goor dhaweyd. Kulamada Xasaasiga ah oo saacado ka hor kusoo […]

Continue reading …

Somaliland: Foreign Minister Submits letter to the UN Security Council Sunday, 28 April 2013 12:23 Dr Omar wants security of economic zones By Yusuf M Hasan NEW YORK (SM) – As the visiting head of Somaliland President Ahmed Mahmud Silanyo prepares to meet with citizens of his country living in the USA at Chantilly, Virginia, […]

Continue reading …

Kulankii Madaxweyne Xasan iyo Faroole oo Garowe ku soo gebageboobay iyo natiijada ka soo baxday Waxaa galabta ku soo dhamaaday magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland kulan xasaasi ah oo halkaasi uga socday madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulkaas C/raxmaan Faroole.Afhayeenka madaxtooyada Somalia Ing. C/raxmaan Yariisow oo kulanka ka dib la hadlay idaacada […]

Continue reading …

Iran Oo sheegtay in ay Maraakiib dagaal u soo direyso xeebaha Soomaaliya April 29, 2013 | Filed under: Tehran April 29 2013 (SM)– Sida ay qortay wakaalada wararka ee Fars, dowlada Iran ayaa sheegtay inay wado qorshe cusub ay kaga howlgaleyso gacan Cadan iyo Xeebaha Soomaaliya,kaasi oo ay kaga gol leeyihiin inay ku kordhiyaan la […]

Continue reading …

    Please follow and like us:

Continue reading …

Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore kasoo degan Heathrow International Airport, Madaxweynaha iyo waftigiisa oo mudo ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa si aada loogu soo dhaweeyey,waxa ay kulamo la qateen madax sar-sare oo ka tirsan Mareykanka,Diblomasiyiin,ganacsato iyo sahacabka reer Somaliland ee dalka Mareykan ka degan. Waxa ay guulo […]

Continue reading …

Maayarka Hargeysa oo Shir la yeeshay Hay’adaha UN-ka ee hawl-wadaagta la ah D/Hoose April 28th, 2013  Hargeysa (SM)- Maayarka Caasimada Hargeysa Md. C/raxmaan Maxamuud Caydiid (C/raxmaan Soltelco) ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta dawladda Hoose, wakiiladda Hay’adaha Qarramada Midoobay ee UN-habitat, UNDP, UNICEF, WHO iyo UNESCO. Kulankaas waxaa lagu gorfeeyey kaalinta waxqabad ee hay’adahani kaga […]

Continue reading …

WaxaaShalayto Si Heer Qaran ah loogu Aasay Magaalada Jigjiga Qaryaan C/lahi Macalin Dhoodaan(Geeri Arooskeed) Jigjiga(SMTacsi) Axad April 28,2013.Waxa Galabta Markii ay Goorsheegtu tilmaamaysay abaarihii 10kii ama 4tii Galabnimo si Heer Qaran ah loogu Aasay Xabaalaha Sheekh Cali Guure ee Magaalada Jigjiga Qaryaan abwaan C/laahi Macalin Dhoodaan oo aynan u kala hadhin Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi […]

Continue reading …

April 28th, 2013   “Laba Nin oo Xil u Waashay ayaa I wanjalay oo Igu hafray waxaanan odhan” Hargeysa (SM)- Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Cali Cilmi Geelle ayaa sheegay inay ka been abuureen isla markaana ay mixnadeeyeen  hadal uu ku baahiyay Telefishanka Horn-cable TV Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Mudane Cabdi Siciid Faahiye iyo Xildhibaan […]

Continue reading …

  Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Oo Si Adag U Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Wargeyska Hubaal, Kuna Baaqay In Sharciga La Horkeeno Ciddii Falkaasi Fulisay.  Sunday, April 28, 2013  “Dhacdadan lagu weeraray Wargeyska Hubaal waa dhacdo innagu ugub ah,maxaa yeelay? ciidankii booliska Somaliland ee ammaanka shacabka ilaalinayey oo hadana wax weeraraya waa wax lala yaabo oo […]

Continue reading …

War Deg Deg ah:Xasan Sheekh iyo Faroole oo isku weeraray shirkii Jaraa’iid ee goor dhaw ka dhacay Garoowe!!     Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Manta booqasho ku tagay magaalada Garoowe iyo madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa goordhow shir jaraa’id ku wada qabtay xarunta cusub ee madaxtooyada Garowe. Madaxweyne Faroole oo ugu horreyn […]

Continue reading …

  Muqdisho, April 28, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo dhiiragelin ah u sameeyey askarta cusub ee ciidanka xoogga dalka ee ku jira xerada tababarka Jasiira, kuwaasoo ay tiradoodu gaareyso kun askari. Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Cali Cabdi Wardheere (Cali-yare), ayaa saaka gaarsiiyay cadad Geel ah […]

Continue reading …

Wasiirka Diinta Oo Ka Dayriyay Kufsiga Iyo Tahriibka oo ku soo badanaya Somaliland April 28th, 2013  HARGEYSA (SM)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga dayriyay kufsiga oo ku soo badanaya dalka iyo tahriibka dhalinyarada oo muddooyinkan dambe kor u […]

Continue reading …

  April 28th, 2013  Hargeysa(SM):- Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay muddo kordhintii Golayaasha Barlamaanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiilada) isu kordhiyeen muddada xilka mid khaldan oo afduub ku ah hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka Somaliland ka hanno-qaaday, isla markaana waxa uu sheegay inay ahayd qorshe ay Golayaasha iyo Xukuumaddu […]

Continue reading …

Abriil 27 2013 waxa Abaarso ka qalin jabiyey fasalkii ugu danbeeyey ee MBAga. Ardaydii ka qalin jabisey 4 waxa ay qaateen shahaadada MBAga 9 na waxa ay qaateen Post-Graduate Business Adminstration Diploma. Xafladii qalin jabinta waxa ka qayb qaatay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Waxbarashada Cali Xamuud, arday ka mid ah ardaydii ka qalin jabisay Abaarso Muniir […]

Continue reading …

Waxa xalay lagu qabtay kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen dad aad u fara badan oo ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee dalkan degan kulankaas oo lagu daa-furaayey mideynta ururadda Somaliland ee dalkan ka jira, kulankaas oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kooban bulshada reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska degan iyo Ururo aad u […]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Puntland C/Raxmaan Faroole oo maanta kulmaya iyo Faah faahin kasoo baxaysa ..     Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ee gaaraan Magaalada Garawe ee Xarunta Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlnad. Socdaalka Madaxweynaha ayaa xiligan si weyn looga dareemayaa […]

Continue reading …

Waa Arrin Dawladdu Ka Dambayso Waliba Xaga Sare Weeyaan, Waana Arrin Cabudhis Loola Jeedo In Dadka Qofkii Hadla Ay Yidhaahdaan Afkaanu Soo Duubanaynaa Sidii Al-Shabaabtii Oo Aanu Laynaynaa” “Dhacdadani Dhacdo Hore Ayay I Xasuusinaysa Oo Aanaan Sheegayn, Kama Maqna Taliyaha Bileysku, Nabadgalyadii Dalkuna Hoosbay U Dhacday” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Hargeysa,(Qaran news)–Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali […]

Continue reading …

Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta Mombasa ku dhax maray(Daawo Sawirada)     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiiq Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku gaaray magaaladda Mombasa ee dalka Kenya halkaasna wuxuu kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Waxaa Madaxeynaha ku wehliyay safarkiisa R/Wasaare Ku […]

Continue reading …

April 27th, 2013  Hargeysa(SM) Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sheegay in aaney oggoleyn oo ay qaadacayaan diwaangalinta wasaarada arrimaha gudahu wado oo uu ku tilmaamay diwaangalin xisbi kaliya wato. Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdillaahi Uurcade ayaa arrintan ka caddeeyay shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay magaalada Hargeysa. Xoghayaha xisbiga WADDANI, waxa […]

Continue reading …