Home » Archives by category » Wararka (Page 1191)

Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Kismaayo ee mdaxawenaha Jubaland State loogu doortay Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Madoobe. C/Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arimaha Gudaha oo Qoraal soo dhigay Barta uu Twitterka ku leeyahay ayuu ku sheegay waxii shalay Kismaayo ka dhacay aysan aheen […]

Continue reading …

Wafti Shirkdaha Ka Ganacsada Xoolaha Sacuudiga iyo Imaaraadka oo uu qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Ahna Hogaanka N/galyada iyo Cadaalda DDSI. Jigjiga(SM) Khamiis 04 April,2013.Waftiga ka kooban Maalqabeenada ka Ganacsada Xoolaha ee Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa maalintii shalay ahayd ka soo dagay garoonka diyaaraha ee wiil waal International Air-port halkaasoo lagu soo dhaweeyay.shalay ayaa waxaay […]

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …

War Deg Deg Ah Magaalada Kismaayo oo Caawa jawi Cusub ku jirta iyo Rasaas laga Maqlayo Xaafado kamid ah Magaalada   Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Xaalada Magaaladaasi caawa tahay mid aan fadhin oo laga dareemayo xiligan xiisado iyo kacsanaan.Wararka kusoo dhacaya Warqabadka Shabkaada Allbanaadir.com […]

Continue reading …

Xafladda lagula kala wareegayay deeqdan isugu jirta lacagta iyo dirayska loogu talo galay xulalka kubadda cagta ee goboladda Somaliland   Hargeysa (SM) – Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa deeq isugu jirta qalabka ciyaaraha aduun lacageed waxa uu maanta ka guddoomay shirkadda Dahabshiil. Xafladda lagula kala wareegayay deeqdan isugu jirta lacagta […]

Continue reading …
Daawo Kismaanyo oo dusha laga sawiray.

Please follow and like us:

Continue reading …

Barre Aadan Shire Hiiraale oo ah Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Horeyna uga mid ahaa Hogaamiyaashii Kooxaha ee Dalka ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubaland State kadib markii uu sheegay in maanta Shir Kismaayo ka dhacay lagu doortay. Markii uu soo baxay War ku aadan in Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni […]

Continue reading …

Casho Sharaf lagu sii Sagootinayay Jamaal Cali Xuseen iyoMarwadiisa Farduus Axmed Warsame ayaa lagu Qabtey Magalada London Waxaa habeenkii xalay ee ay bishuna ahayd 14/05/13 xaflad casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london ee cariga ingariiska murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo  Marwo Farduus Axmed Warsame oo dhawaanahanba ku sugnaa dalkan Boqortoyada Ingiriska ,martina u […]

Continue reading …

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la yeelatay ardayda Somaliland ee wax ka barata Jaamacadaha Suudaan May 15th, 2013  Hargeysa (SM)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare Marwo Samzam Cabdi Aadan ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay xubno metelayey Ardayda reer Somaliland ee wax ka barta Jaamacadaha Dalka Sudan. Marwo Samzam waxa ay ardaydaasi ka xog waraysatay xaaladdooda waxbarasho iyo […]

Continue reading …

Kampala(SM)Ganacsade Sacuudiyaan ah o lagu magacabo Geyth Rishad Fircon ayaa shaca ka qaaday in uu bixiyay lacag madax furasho ah oo gaaraysa 2.6milion oo dolarka Maraykanka kaasi oo la siiyay koxda burcad badeda Somalia si loo sii daayo shaqaalaha markabka MF Balida ee laga leyahay wadanka Al-jeeriya oo ay qafaashen bishi November sanadii 2011.   […]

Continue reading …

kampala(SM)Dhalinyaradaasi oo magacyadooda lagu kala sheegay Cumar Cabdi Maxamed, Abdifitaax Yuusuf Ciise, Saalax Cusmaan Axmad, iyo Axmad Xusseen Maxamuud, waxa lagu xukumay xabsiyo u kala dhexeeya min saddex ilaa laba-iyo-toban sano. Cumar Cabdi Osman oo lagu sheegay in uu ahaa hoggaamiyaha olole dad loogu qorayey al-Shabaab, dadkaasi oo laga soo dhex uririnayey jaaliyadaha Soomaalida ee […]

Continue reading …

London(SM)Waftigii uu hogaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa xalayto ka anbaxay Heatrow Airporta isaga oo ku sii jeeda wadanka Ausraliya oo uu  kala qayb galayo Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan wadankaas  Munasabada 18May oo si xooga loga xusayo wadankaas , gudoomiyaha ayaa waxa ku waheliya Boqashadiisa Xoghayaha Guud ee Xisbiga Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) waxana ku […]

Continue reading …

Akhri Magacyadda Afartameeyo Shaqaale iyo Derejooyinka Lagu Taxay oo Durba La Rusheeyey Hargeysa (Salaanmedia)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa Toddobaadkii Hore dhamaadkiisii qaatay shaqaale tiradoodu dhantahay 38 oo iskugu jira Derajooyinka kala duwan ee shaqaalaha dalku kala leeyihiin, isagoo isla Toddobaadkii Horeba iyagoon wax shaqo ah gelin hore laga siiyey mushahaarooyin aan […]

Continue reading …
Daawo waraysi xiiso badan oo Somali Channel la yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe

Please follow and like us:

Continue reading …

May 14th, 2013 Comments Off Addis Ababa, (SM)-Weftigii uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa caawa ka dhoofay madaarka Poli ee Caasimadda Addis ababa, una kicitimay dalka Ingiriiska. Weftiga uu horkacayo Madaxweyne ku-xigeenku waxa ay Jaalliyadda Somaliland ee dalka Ingiriiska kala qayb gali doonaan […]

Continue reading …

“Gooni-isu-taagga Somaliland ka weyn tahay wax lagu miisaamo madal salaameed dhawr qof ku kulmeen” May 14th, 2013 Comments Off Hargeysa (Sm)- Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay kulankii Sabtidii la soo dhaafay dalka Ingiriiska ay ku kulmeen Guddoomuiyaha UCID iyo Madaxweynaha Soomaaliya, waxaanu kulankaasi ku sifeeyay kulan salaameed aan lagu […]

Continue reading …

Cali Waran-cadde Oo Xukuumadda Ku Bogaadiyay Mawqifkeeda Qorshaha ICAO ku dhagaraynayso Somaliland May 14th, 2013 Comments Off “Talaabooyin kan iyo qaar kale oo badan oo ay hore isugu dayday Hay´adda Jimciyadda Quruumaha Midoobay u qaabilsan duulimaadku way ku guul dareysatay” Hargeysa (SM)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, […]

Continue reading …

Xisbiga Waddani Oo Si Kulul U Cambaareeyay Dilkii Iyo Dhawacii Ay Ciidamada RRU-du Ka Sameeyen Burco, Xukuumaddana U Soo Jeediyay In AY Shacabka Ka Dayso Hantidaada Iyo Caga Juglaynta. Hargeysa(SM) May 14, 2013 – Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si kulul u caambaareeyay shaqaaqadii shalay ka dhacday magalada Burco ee Gobolka Togdheer halkaas oo […]

Continue reading …

Waddamada ku hor maray warshadaha ee G7 iyo dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshiis cusub oo lagu taakuleynayo horumarinta dhinacyada siyaasadda iyo ammaanka ee dalka geeska Afrika dhaca ee Soomaaliya ku kala saxiixday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Xubno ka socday dalalka G7 ayaa ka qeyb-galay xafladda heshiiska lagu saxiixayay, iyada oo dhinaca dowladda federlka […]

Continue reading …

  May 14th, 2013  “Somaliland Waxay halgan adag u soo galeen sidii ay ula soo noqon lahaayeen Madax-banaanidooda” “Dunida qaar badan baa inagu riixaysa oo doonaysa sidii ay iskugu noqon lahaayeen Somaliland iyo Soomaaliya” Hargeysa (SM)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in beesha caalamka qaarkood ay doonayaan inay isku soo celiyaan […]

Continue reading …