Home » Archives by category » Community (Page 115)

Dhamaan Bahda Salaanmedia News Oo Hambalyo U Diraya Wariye Maxamed Muuse Banjiidh Iyo Khadra Muxumed Faarax   Oo Meherkoodu Maanta Axadii Ka Qabsoomay Hotelka African Village Ee Caasimada Hargeysa … Ismaaaciil aaden nuur iyo xaaskiisa Sh.maxamed muumin aaden iyo xaasaskiisa Mustafe C/qaadir Ibraahim Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Maxamed Dayib Aw-cali Xaaskiisa Iyo caruurtiisa Khadar Aw Cumar […]

Continue reading …
DOOD..aad u xiiso badan DAAWO
Continue reading …

KALA SOO XIDHIIDH CINWAANKAN HOOS KU QORAN. Musa Construction Machinery ImportSaleh Musa HassanGeneral Manager Tell  China 008618757861523 salehmusah@gmail.com

Continue reading …
Continue reading …

Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin. Kal iyo Laab ah u diraynaa walaalkay Cabdiraxmaan dhuule iyo Marwadiisa Muna . Oo caawa arooskoodu ka dhacay gobolka togdheer gaar ahaan dagmada Duruqsi waxaanaan layahaya Noqda reerkii kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela . Aamin Aamin. by Abdtifatah ali (miig) Abdifatah ali Mohamed (miig) iyo xaaskiisa shadiya […]

Continue reading …

Gabar yar oo noqotey gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo buug ku qorta luqada afka Ingiriiska March 23, 2013 | Filed under: Dhacdooyinka,News | Posted by: a9xcg Gabar yar oo Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay inay noqotey gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ee buug ku qorta luqada afka […]

Continue reading …
Su’aashii Maxamed Haruun  iyo Jawaabtii Madaxweynaha Somaliland….Daawo
Continue reading …

British Somaliland Council. Magalada London Daladan oo ay ku midoobeen ururo aad u fara badan oo ka dhisan wadanka ingriiska, kuwas oo ka kala socda London, Sheffield, Liverpool, Manchester and Bristol. British Somaliland Council oo lixdii bilood ee la soo dhaafey shirar isdaba jooga uga socdeen magalada London, shirarkan oo lagu dhisaayey dalada iyo sidii […]

Continue reading …
Wareysi: Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya James Swan

Wareysi: Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya James Swan

Continue reading …

Sheekh Maxamed Saciid Ramadaan Buudi oo qarax lagu dilay dalka Suuriya(Masawiro) March 21, 2013 – Written by editor Warar ay faafiyeen Wakaaladaha Wararka ee Caalamiga ayaa waxaa lagu Sheegay in Qarax is miidaami ah lagu dilay Sheekh Maxamed Saciid Ramadaan Buudi oo ka mid ahaa Culumada Suufiyada ee dalka Suuriya. Qarax ayaa waxaa uu sababay […]

Continue reading …

War Deg Deg ah: Korneyl Cabdullaahi Black oo goor dhow ku geeriyooday dalka Sweden. Allaha u naxariistee waxaa goordhow ku geeriyooday dalka Sweden korneyl Cabdullaahi Maxamed Samatar (Black) oo ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya, kaasoo mudooyinkan ku noolaa dalka Sweden. Geerida marxuumka ayaa timid kadib markii maanta uu xanuun ku soo […]

Continue reading …

Asalaamu Caleykum, Ogeysiis muhiim ah Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiineysaa dadweynaha reer Somaliland ee ku nool UK in uu Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Eng. Xuseen Cabdi Ducaale oo ka mid ahaa wefdigii Madaxweynaha Somaliland ku wehelineyey booqashadii Turkey oo imikana booqasho shaqo ku jooga dalkan UK uu kulan xog warran […]

Continue reading …
Muxaadarada maanta waa sheekh Dirir…Jimce Mubarik
Continue reading …
Continue reading …

La soco dhawaan waraysi aan idiinka hayo Gudoomiyaha Jaamacadda Burco Professor Saleebaan Dirir..Lasoco dhawaan.

Continue reading …

 Gacal iyo Sokeeyaba meherkiina lagu farax. Waxan Hambalyo heer qarana hawada sare u marinayaa inderkay, Suldaanka Dhalinyarada Somaliland, Suldaan Abdi Awil Jama iyo Qalanjaduu hablaha ka calmaday Deeqa Abdi Ali oo meherkeedu Maanta ka dhacay magaalada Hargeysa. Illaahay kuwii guri khyr qaba oo barwaaqaa yagleela ha idinka dhigo. Ducadii rasuulkana iga hanta, Baaraka laahu lakum, […]

Continue reading …

Cartooniistaha caanka ah ee Amin Caamir ayaa soo dhigay Bogiisa Sawir uu ku muujinayay Xadhiga Maalintii shalay Jen Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Garoonka Aadan Cadde ugu geesteen Ciidamada AMISOM ee garoonka ilaaliya.

Continue reading …
Xubin ka mid ah Ururka horumarinta gobolka Togdheer…Faysa Maxamed Warsame..Daawo Video
Continue reading …

Anagoo kala ah Aabo Ismaciil cabdi Xasan Rakuub,Hooyo Hibo Xasan Faarax ,Ishraax Ismacil cabdi,Fadxiya Ismaciil Cabdi,Fahima Ismacil Cabdi,cabdikariim Ismaciil Cabdi,Cabdiqadir Ismacil Cabdi,Yasmiin Ismaciil cabdi ,Samsam Ismacil Cabdi,Nimco Ismacil Cabdi,Cabdilaahi Ismacil Cabdi,Cabdirsaaq Ismaciil Cabdi,Iyo dhamaan reer Xasan Rakuub  waxay Hambalyo Meher u Dirayaan ,Cabdi Casiis Ismaciil cabdi iyo Hibaaq Xasan Nuur Oo uu dhawaan meherkoodu  Hargeysa.. […]

Continue reading …

  Laanta Xisbiga WADDANI ee Sweden iyo Ururka Dallada Guud ee Jaaliyaddaha Sweden waxay si sharaf leh u ogeysiinaynaa dadweynaha Reer Somaliland ee ku dhaqan Sweden in 23 march, 2013 uu bookhasho Rasmi ah ku imaan doono dalkan sweden, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, islamarkaasna ah, Guddomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxmed Cabdillahi (Cirro). Guddoomiyuhu waxa uu […]

Continue reading …