Home » Archives by category » Wararka (Page 1070)
Daawo Muqaal: Warkii maanta Khamiis 12.12.13 oo ay ka mid yihiin warar aad u xiiso badan

Please follow and like us:

Continue reading …

Dec 12,2013 Hargaysa(SM)-Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa wasiiro aanu magac-dhabin oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ku eedeeyey inay maleegayaan qorshe lagu fashilinayo in diwaangalinta cod-bixiyayaashu ay dalka ka qabsoonto, kaas oo sheegay inay shaki-galinayaan hirgalinta diwaangalintaasi. C/raxmaan Ciro ayaa waxa uu […]

Continue reading …
WAREESIGII UGU HOREEYAY RAISUL WASAARAHA CUSUB  EE SOOMAALIYA. 12. 12. 2013

R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa markii galabta la magacaabay kadib waraysigii ugu horeyeey oo gaar ah siiyaay warbaahinta Qaranka Somaliyeed, wuxuuna ka hadalay sida uu u arko magacaabistiisa iyo qorshayaasha ku aadan sidii uu u samata bixin lahaa dalka iyo shacabka Soomaaliyeed. Please follow and like us:

Continue reading …

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo lagu soo dhaweeyey xafiiska wasaarada Arimaha Dibada ee Dalkan Ingiriiska magaaladda London. Arimaha Dibada ee ay ku leeyihiin London.Kulanka oo ay ku weheliyeen Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale iyo xubno kale oo ka socday safaarada Somaliland ee UK. Kulanka oo saacado qaatay waxa  wasiirka Mudane Warancade  […]

Continue reading …

Guddoomiyihii Hore ee SOLJA Oo Ka Hadlay Asbaabaha furaha u ah xadhiga Suxufiyiinta December 12th, 2013  HARGEYSA (SM)-Gudoomiyihii hore ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee ” SOLJA” Mustafe Cabdi Ciise”Shiine”, ayaa markii ugu horeysay maalmahan bilaabay inuu ka hadlo xadhiga Saxafiyiinta Somaliland ee ay maalmahan xukuumaddu ku hayso. Sidoo kale waxa Mustafe Shiine uu intaa ku […]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw waxa uu si rasmi ah ugu dhawaaqay R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya kadib wadatashiyo uu maalmahan la lahaa Lataliyayaashiisa , Xildhibaano , Siyaasiyiin iyo Waxgarad. kadib Xaflad kooban oo goordhaw ka dhacday gudaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Digreeto uu soo saaray looga dhawaaqay R/Wasaaraha Cusub […]

Continue reading …

Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa waxaa daqiiqado kahor looga yeedhay Suxufiyiinta ka hawlgasha Magaalada Muqdisho, oo laga dalbaday in ay soo xaadiraan. Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu goor dhow uu qaban doonaa shir jaraa’id, oo aan la ogayn waxa uu kaga hadli doono. Wararka, ayaa waxay sheegayaan in ay […]

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …

                  Waxa Gudoommiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe dhawaan soo saaray wareegto uu ku magacaabayo Siciid Cumar Ahmed oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah deganaa dalkan Ingiriiska,kana mid ah asaasayaashii Xisbiga UCID.Siciid waxa uu khibrad weyn u leeyahay hawlaha arimaha dibada iyo guud ahaan siyaasadda Somaliland.Nuqulkii […]

Continue reading …

Wararka ka imanaya ee naga soo gadhaaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, ayaa waxay sheegayaan in Xoogaga Shabaab ay xalay dagaal ku galeen Xarunta Gobolka Baay ee Magaalada Baydhabo. Xoogaga Shabaab, ayaa afar jiho ka weeraray Magaalada Baydhabo, waxayna ka soo kala galeen wadada ka timaada Berdaale ee soo gasha Baydhabo, Suuqa Xoolaha, Xaafadda Cagaada […]

Continue reading …

Thursday, December 12th, 2013  Musharaxa Xisbiga UCID Oo Daaha Ka Qaday Hagardaamooyinkii Xukumada Siilanyo U Daadisey Gobolada Dalka Dharaartii Ay Mudaharaadka Dhigeen Iyo Mudaharaadyo Ay Maagan Yihiin+Arimo Kale Dec 12,2013 Hargaysa(Cadceed)–Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saarey Qoraal uu ku naqdiyaayo Jilaafooyinkii iyo Haragdaamooyinkii xukumada Siilanyo u daadisey Gobolada dalka […]

Continue reading …

Dec 11, 2013 – Xilli hogaamiyayaasha caalamka ay isugu soo urureen ka qeyb galka baroordiiq loo sameynayay madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela, ayaa warbaahinta qaar waxa ay si gaar ah diiradda u saareen dhacdo si la yaab leh uga dhacday goobta. Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama, ayaa kaamirooyinka qabteen isaga oo qosol […]

Continue reading …
Daawo Muqaal:Duqa magaaladda Moqdisho Mahamud Ahmed Nuur “Tarsan” oo ka xanaaqay fariina u diray Sawir qaadaha Amiin Caamir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mahamud Ahmed Nuur “Tarsan” oo Muuqaal uu ugu magac daray kalmada Asbuuca ee Duqa Muqdisho waxuu kaga hadlay arimo badan oo khuseeya asaga balse wax uu kaloo ka hadlay arimo xiiso badan.   Mudane Tarsan ayaa sida caadada u  aheyd uga hadlay Farshaxamiistaha Amiin Caamir waxuuna ku eedeyay sawir uu sheegay […]

Continue reading …

Wednesday, December 11th, 2013  Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Iyo Ergaygiisa Muqdisho Jooga Oo Golaha Ammaanka Uga Waramay Diidmada Somaliland Ee Xafiiska UNSOM Iyo Dareenkoda Dec 11,2013 Hargaysa(SM)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon iyo ergaygiisa gaarka ah ee u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya, ayaa siyaabo gooni gooni ah golaha ammaanka Qaramada Midoobay ugu […]

Continue reading …

Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu Dambaysay Socdaal ku Marayay Deeganada Puntland ayaa Maanta socdaal ku garay Magaalada ee Gobolka Sanaag. Dadweyne Waxgarad Cuqaal iyo Isimo ayaa si weyn u soo Dhoweyeey Wafdiga Musharaxa Dadkaaso aad ugu Faraxsanaa in Musharaxa uu soo gaaro Gobalka. Dr. Gaas ayaa Socod Dheer ku dhex Maray […]

Continue reading …
Daawo Muqaal: Tageerayaasha Ururkii Xaqsoor oo kusoo biiray Xisbiga Waddani.

Please follow and like us:

Continue reading …

Hargeysa(SM)Dec.11, 2013-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa maanta soo dhawayn balaadhan u sameeyey tageerayaal ka socday xaafada Axmed dhagax iyo gobolka Hawd oo Sheegay in ay taageeradoodii iyo cududdoodiiba la barbar taagnaan doonaan xisbiga mucaaradka ah ee WADANI.  Soo dhawaynta ay xisbiga wadani usameeyeen tageerayaasha ku soo biiray xisbiga wadani  oo ka dhacday Magaalada Hargeysa […]

Continue reading …

  Habeenimadii Salaasadii oo ay taariikhdu ahayd 10/12/2013, waxaa ka dhacday Galbeedka magaaada London xaflad si heer sare ah loo soo agaasiamay, soona qaban-qaabiyeen hablaha reer London oo ay ka mid ahaayeen Seraad Muuse Wasame, Xarakaad Caare , Aamina Cumar Qooblow iyo Hablo kale oo reer Somaliland ah oo qayb weyn ka qaatay.Xaflada oo ujeedadu […]

Continue reading …

    Please follow and like us:

Continue reading …

Kulan Saacado qaatay oo lagu soo dhaweeyey Mayor kuxigeenka Caasimada Somaliland ee Hargaysa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) iyo Safiirka Wareega ee Somaliland ayaa ka dhacay xafiiska Duqa magaaladda Bristol ee Cariga Ingiriiska,Kulan oo ahaa mid lagu soo dhaweeyey Mayor kuxigeenka Hargaysa ayuu Duqa Bristol ugu horeyn aad ugu mahadceliyey is araga aadka u xiisaha […]

Continue reading …