Home » Archives by category » Wararka (Page 1167)

HARGEYSA (SM)- Alle ha u naxariistee Suldaan Daahir Suldaan Amiin ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa, ka dib markii uu muddo xanuun hayay uu u jiifay. ALLE ha u naxariistee Suldaan Daahir Suldaan Amiin oo ahaa suldaanka guud ee Beesha Ayuub waxa maanta si heer qaran ah loogu aasi doonaa Magaaladda Hargeysa, […]

Continue reading …

Aug 3, 2013 Muqdisho(SM) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradah Muqdisho, isagoo kusii jeeda magaalada Kambala halkaasi uu kaga qeybgalidoono shirka madaxweynayaasha dalalka ay ciidamadu ka joogaan dalkeena Soomaaliya. Afhayeenka Madaxweynaha C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi uu shirgudoomindoono madaxweynaha […]

Continue reading …
Daawo Video: Madax-dhaqameedyada Degaanka Gabiley Oo Ka Hadlay Qadiyada Ceel-bardaale Ayaa Baaq U Kala Diray Beelaha Degaanka Dilla Iyo Xukuumada Somaliland

Please follow and like us:

Continue reading …

  Waxaa xalayto oo bishu ahayd 2nd August 2013,  kulan ku yeeshay Galbeedka Magaalada London labada Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid. kulankan oo ay abuubulkiisa iska kaashadeen Xoghayayaasha labada xisbi ee Ucid iyo Waddani Mudane A/lahi O Husein iyo Mudane Mustafe A/lahi Ali, ayaa dabasocday heshiiskii labada Xisbi ku gaadheen Magaalada Hargeysa 24th March […]

Continue reading …

Aug 2,2013 Muqdisho(SM) Xeryaha Dhadhaab ayaa la sheegay in qaxootiga ku jirta ee Soomaalida dib loo celin doono Soomaaliya, iyadoo qaxootiga halkaasi degen ay diidan yihiin. Xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 500 kun oo qof, waxaana halkaasi ku nool Soomaali badan oo halkaasi kusoo noolaa muddo gaareysa 20 sano. Waxaa hada […]

Continue reading …

Aug 2, 2013 Hargeysa(SM)– Guddida deegaanka & khayraadka dabiiciga ah oo golaha Wakiiladda ayaa kormeer ku soo sameeyay labadii siciidcisho ee ugu danbeeyay xarumaha shirkadda sahanka Shiidaalka Genel Energy ee magaaladda Burco, halkaas oo ay kulamo kula yeesheen Madaxda Shirkadaasi. Warsaxaafadeed ay Guddidu ka soo saartay Kormeerkoodaas ayaa waxa uu u dhignaa sidan:- Guddida Deegaanka […]

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …
DAAWO MUQAAL:Kenya Oo Kaga Naxisay dhalin yarada Soomalida Kenya Xabsina Dhigtay in ka Badan 50 Dhalin yaro Iyo amar Culus

Ciidamada Amaanka Kenya Oo labadii habeen Ugu danbeyey Howl galo ka wadey xafada Islii magalaada Nairobi Ayaa Xidhay In ka Badan 200 boqolo oo Dhalin yaro Soomaaliya Kuwaasi Oo Inta Badan ahaa Dhalin yarada Schoolada Wax ka Barta. Dhalin yaradani la Xidhay ayaa lagu eedeyey Inay Habaeenkii Dhac ka Geystaan xafada islii Ee magaalada Nairobi […]

Continue reading …

Waxaa maant ka furmay magaalada Muqdisho Shir lagu heshiisiinayo beelaha Biimaal iyo Habargidir oo ka socda magaalada Muqdisho shirarkaas ayaa waxaa ka qeyb galay masúuliyiin ka socda Dowladda Soomaliya, Xildhibaano iyo Oday dhaqmeed ka soo jeeda labada beelood. Shirarkan ayaa looga hadlayaa dagaaladii maalmo ka hor ka dhacay deegaanada Ceel wareegow, Lambar lixdan iyo Buushka. […]

Continue reading …

  Waxaa Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyay Tartan Quraan Aqris ah oo loo qabtay Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab kuwaa oo bishan oo kale sanadkiiba loo qabto tartan nuucaan oo kala ah. Tartanka Quraan Aqriska waxaa ka qeyb galay Dagaalyahano hubeesan oo ka kala socday Lixda Jabhadooda ee Ciidamada Al-Shabaab waxaana kaalimaha […]

Continue reading …

Aug 1, 2013 Saylac(SM) – Roobab wata duufaano oo ka da’ay degaanka FIQI AADAN ee degmada Saylac ayaa gaystay Khasaare isugu jira dhimasho, dhaawa iyo burbur hantiyeed oo aad u balaadhan. Roobabkan duufaanta wata oo da’ayay saacado badan oo habeenimadii xalay ahaa ayaa waxa ku naf waayay AHUN haweenay da’ ah oo uu magaceedu yahay […]

Continue reading …
Daawo Video.. Axkaamta iyo Adaabta Salaada Jimcaha.

Waxa muhiim ah in marka Salaada Jimcaha in la fahmo arkaanta iyo waxyaalaha looga baahan yahay in qofku sameeyo,Sheekhu waxa uu ka shekeynayaa Axkaamta iyo Adaabta Salaada Jimcaha oo u baahan in si wacan loo barto laguna dhaqmo.# Fadlan si wacan u dhagayso waxa aan filayaa in aad wax weyn ka fahmo doonto oo uu […]

Continue reading …

Daawo Sawirada Meydadka Afar Gabdhood Oo Walaal Ah Oo Isku Meel Lagu Dilay Muqdisho(SM)-Kooxo hubeysan ayaa saqdii dhexe ee habeen hore weeraray qoys reer guuraa ah oo hurdayey degaano ku yaala duleedka degaaanka Qeydara oo Konfur bari kaga beegan magaalada cadado una jirta qiyaastii 130 km kana tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia.    Wararku […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa)  Roobab wata duufaano oo ka da’ay degaanka FIQI AADAN ee degmada Saylac ayaa gaystay Khasaare isugu jira dhimasho, dhaawa iyo burbur hantiyeed oo aad u balaadhan. . Roobabkan duufaanta wata oo da’ayay saacado badan oo habeenimadii xalay ahaa ayaa waxa ku naf waayay AHUN haweenay da’ ah oo uu magaceedu yahay Markabo Rayaale Gadiid, […]

Continue reading …

Kulan ay isugu yimadeen qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee degan London kulankaas oo  jaaliyada Dalbeedka London ay kusoo dhaweyeen Suldaanka Guud ee beelaha Dir  Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Ismaciil,Kulanka waxa kasoo qayb galay odayaal iyo dhalinyaro degan xaafadda Southall iyo agagaarkeeda. Kulankan oo isugu jiray is waraysi iyo soo dhaweyn Suldaanka Cusub waxa ay […]

Continue reading …

Hargeysa (SM)-  ”Salaadiinta Isu Xilqaantay Khilaafka Maanta ka Taagan inay Xalliyaan Waxaan leeyahay Yaan dhabarka La Idin Taaban ee Caddaalad ku shaqeeya”, sidaas waxaa ku tiraabay Suldaanka Guud ee Beelaha Wada Dega dalkan Somaliland Suld. Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi oo Farriin u Diray Shacbiga Somaliland gaar ahaanna Madaxda dhaqanka ee ku hawlan haatan isu […]

Continue reading …

Dhalinyaradan oo isugu jira kuwo ku dhashay waddanka Kenya, Kuwo ka yimid Soomaaliya iyo waliba kuwo laga soo dhaqan celiyay wadamada dibadda oo dhammaantood isticmaala mukhaadaraadka, …………. Nairobi (SM) Booliiska dalka Kenya ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay xabsiyada u taxaabay tobonnaan dhalinyaro ah oo looga shakisanyahay inay ku jiraan kooxda Super Power oo ah koox ay […]

Continue reading …

Aug 1,2013 Muqdisho(SM) Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayay holwha mashaariiceed ee Dowladda Turkiga ka wati magaalada Muqdisho, loogana soo horjeeday weerarkii dhawaan lagu qaday xarun ay ku sugnaayeen shaqaalaha Safaarada Turkiga ayaa maanta ka dhacay barxada Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere. Bannaanbaxan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka hadlay […]

Continue reading …

  Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saarey Digreeto Lagu Horumariyo Bilicda Magaalooyinka Somaliland   Waxaa hubaal ah in Bulshada Reer Somaliland ay yihiin bulsho lagu yaqaano amase ku caan baxday is-ixtiraam kala dambayn iyo qiiro Wadanimo, arrintaas oo dhaxal-siisay inay dhistaan Qaran Tiir.. ayuu yidhiwasiirka waran cade Hargeysa(SM)wasiirka arimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Waran […]

Continue reading …