Home » Archives by category » Wararka (Page 1195)

                          Kulan ka dhacay Hotel Blue Ocean ee Galbeedka London  oo ay soo abaabuleen qaar ka mid ah madaxda Xisbiga Waddani UK  laguna sii sagootinaayey Xoghayaha Hawlaha gaarkaa ee Xisbiga Waddani Xuseen Aadan Cali (Xuseen Asad) oo Somaliland kusii jeeda.       […]

Continue reading …

Guddiga Amniga ee doorashada Puntland oo amaro culus kusoo rogay shacabka Garawe Maalinta Doorashada . War-saxaafadeed: Xaaladda guud ee Puntland waa sugan tahay inshaa allah , Waxqabadkii wajiga labaad wuxuu noogu dhamaaday si wanaagsan waxaana u mahadcelinaynaa ciddii gacan ka geysatay sida Ciidamada Aminga oo shaqa wayn qabtay, Dad weynaha Reer Puntland iyo Door-ka Beesha […]

Continue reading …
Daawo Muqaal: Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Gashaanka Ku Dhuftay Hadal Kasoo Yeedhay Jaamac Shabeel
Continue reading …

he joys of investing in Somaliland Fursad Maalgashi Soomaaliland ?Sidaad lacag uga sameyn dal aan la aqoonsaneyn? ! Taasi waa su?aasha ay dad badani is weydiiyaan, mar kasta oo uu Maxamed Yusuf damco in uu soo jiito maalgashiga Somalilan. Waxa jirta in aan in badani ogsoonayn Soomaaliland in ay tahay dal madax dal banaan oo […]

Continue reading …
”Waa Wax laga Xumaado 3 Sano oo Xukumadda Kulmiye Xukunka Haysteen oo weli caasimadii Biyo La’aani ka jirto,Dadkiina Dhibaato ku hayaan” Xoghayaha Arimaha Gaarkaa ee Xisbiga Waddani (Xuseen Assad).
Continue reading …
Daawo Muqaal: Gaadiidka Booyadaha Iyo Kuwa Xamuulka Qaada Ee Ka Dhex Sheqeeya Magaalada Laascaanod Oo Maanta Bilaabay Shaqo Joojin.

Jan 6, 2013 Laascaanood(SM) – Gaadiidka Booyadaha ee u dhaamiya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool iyo gaadiidka kale ee qaada Xamuulka, ayaa maanta bilaabay shaqo joojin.

Continue reading …

Dhibaatada iyo amnidarada ka jirta dalka Soomaaliya ayaa waxaa masuuliyadeeda dusha looga tuuray Beesha caalamka iyo ciidamada Amisom ee caawinaada siiya Dowladda Soomaaliya ee Shabaabka dagaalka kula jirta. Cumar Saleebaan oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidamada Nabadsugida Dowladii dhexe ee dalka ayaa isaga oo ku sugan dalka Uk, wuxuu Idaacada Kulmiye usheegay in dhibaatada […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Maxaad kala Socotaa Tariikhda Somaliland iyo Somalia…Waa Muqaal tariikhbadan aad ka dheehan karto.
Continue reading …

        Jan 6,2014 Hargaysa(SM)-Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa tallaabadii ugu horaysay farta ugu yeedhay Wasiiro ka mid ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay in maalmaha soo socda si-dhakhso ah u hor-imanayaan aqalka Xildhibaanadda Baarlamaanka Somaliland, kuwaas oo kala ah, Wasiirka Qorshaynta qaranka Dr. Sacad […]

Continue reading …
Daawo Muqaal… Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Somaliland oo ku baaqay in lasoo dhaweeyo cidkasta oo maalgashi ku sameynaysa Somaliland.
Continue reading …

  Guddiga Doorahada ee Madaxtinimada Puntland, ayaa waxay maanta shaaciyeen sharuudaha laga doonaayo Musharaxiinta tartanka ugu jirto Doorashada Madaxtinimada ee Puntland. Saadiq Abshir Garaad, Afhayeenka Guddiga Doorashada Madaxtinimada ee Puntland, oo maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe, ayaa wuxuu ka dhawaajiyay sharuudaha. Musharax kasta, ayaa laga doonayaa in uu bixiyo lacagta is diiwaan gelinta oo […]

Continue reading …

Wasiirka Maaliyadda oo Hortagay Golaha Wakiiladda January 5th, 2014  Hargeysa (SM) – Fadhigii maanta ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) ayaa waxa goluhu warbixin ka dhageystay wasiirka wasaaradda maaliyadda mudane Cabdicasiisa Maxamed Samaale oo ay weheliyaan agaasimaha guud iyo masuuliyiin kale. Wasiirka wasaaradda maaliyada ayaa waxa […]

Continue reading …

Qorshihii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tub Toosan Haysta iyo Qaybo Xukuumadda Ka Tirsan oo Kolba Isbaaro u Dhigaya Dr Maxmed Fadal; WADDANI   Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen  laba diiwaangelinood oo […]

Continue reading …

Waxa habeenkii xalay ahaa oo Tariikhdu ahayd 4-ta January 2014 magaaladda London lagu caleemo Saaray Suldaanka Guud ee Qurba-Jooga Somaliland: Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw Guleed oo ah shakhsiyad aad looga yaqaano dalkan Ingiriiska.  Xafladda oo aad u balaadhnayd waxa soo buux dhaafiyey shacab weynaha reer Somaliland oo ka kala yimid Daafaha Dalkan Ingiriiska iyo […]

Continue reading …

Pontus Marine Ltd: War-saxaafadeed January 5, 2014 | Filed under: Somali News | Posted by: kulan Sida aad ka warqabtaan waxay shirkadda Pontus Marine ltd ku jirtay hawl baaxad wayn oo ku aadanayd hirgalinta barnaamijkeedii u qorshaysnaa oo ku soo ururayay sidan: 1- Wajiga koowaad oo ahaa bar bilow; oo ay hawshiisu ku koobnayd in: a- La diiwaan galiyo shirkadda […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Suldaanka Guud ee Qurba-jooga Soomaaliland oo xalay London lagu caleemo saaray Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Guleed.
Continue reading …

Badhasaab kuxigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Guleed Daahir Samatar  ayaa sida Salaanmedia ay heshay xoriyadii dib loogu soo celiyey loona qaaday dhinacaa iyo Hargaysa. Warar kale oo aanu ka helayno ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Mudane Guleed madaxtooyadda Somaliland loo qaaday,lamana garanaayo ujeedada ka danbeysa.Waxa ay ahayd laba cisho ka hor markii goordanbe […]

Continue reading …
Daawo Muqaal: Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay In Wadahaladii Somaliland Iyo Somaliya Dib U Dhac Ku Yimi
Continue reading …

Warsaxaafadeed: Guuleed baan xidhay siyaasad noqonmayso, dalacaad iyo faana gelimayso!! Marka hore waxaan  aad u cambaatraynayaa  xadhiga sharci darada ah ee loo geystay siyaasi ka mida siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, waa Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer, Mudane  Guuleed Dahir Samatar. Marka labaad, Wasiiradan Xukuumadda Kulmiye oo badankoodu socod barad ku ah […]

Continue reading …

 Aniga ayaa ah wasiirkii burco waa hadalkii wasiir cabdi aw daahir burco ka yidhi ma wasiir xirsi ayaa beeniyay!       Somalidu waxay tidhaah daa waran kugu soo noqon doona lama rideeyo! tan iyo markii qaar kamida beelaha dega gobolka togdheer ay ka cawdeen dhinaca awood qaybsiga maamulka gobolka oo xukuumada siilanyo u badisay beesha uu […]

Continue reading …