Home » Archives by category » Wararka (Page 1655)

Hargeysa(SM):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland, ayaa si isku mid ah u beeniyey warar sheegaya inay Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Hargeysa ku sugani dhaqso uga guuri doonaan, isla markaana u wareegi doonaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. “Shalay  waxa  Somaliland yimi oo innoo yimi Wefti ballaadhan oo ka kooban saddon […]

Continue reading …
Maxaad kala socotaa xarumaha Baseerah Training Centre London iyo Sheekh Cabdilaahi Cisman

 London,25.3.13 (SM) Baseerah Training Centre London waa xarumo  ku kala yaala xaafaddaha Southall iyo Neasden  ee Galbeedka magaaladda London, Waa Madarisad caruurta Soomaalida  lagu baro waxbarashada Diinta iyo ta maadigaba ahba,Sheekh Cabdilaahi Cismaan  waa guddomiyaha Madarisada waxa aan kusoo booqday xaruntiisa ku taala xaafadda Neasden si aan wax uga ogaado horumarka iyo hawlaha uu qabto. […]

Continue reading …

Hargaysa 25 March { SM} Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland. Sareeye Guuto Fadal waxa uu warbixintiisa ku sheegay in ay jiraan caqabado soo noqnoqda oo […]

Continue reading …
‘CALI GURAY IYO FAYSAL CALI WARAABE WAXAAN LEEYAHAY DADKA HA CAAYINA.DAWLAD NIMADU NACAYB MAAHA’ Dr: Maxamed Yasiin Xassan Wasiirkii Hore ee Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekadaha ee Somaliland
Continue reading …

Gabar weriye aheyd oo lagu dilay Muqdisho   Meydka Raxmo Cabdi oo lagu dilay Towfiiq /Muqdisho Allaha ha u naxariisto, waxaa xaley lagu dilay xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho gabadh wariye ahayd. Sida ay lee yihiin dad goobjoogayaal ah, rag ku hubaysan bastoolado ayaa dilay Rahma Cabdiqaadir, oo u shaqeyn jirtay Idaacad […]

Continue reading …

  Waxa sidoo kale si rasmiya ufuray ururkan wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada Maxamuud Axmed Garad oo sheegay in ay …. Hargeysa (SM)- Urur cusub oo lamagac baxay Profeshional Worker Association (PSWA) ayaa maanta si rasmiya looga furay magalada Hargeysa xaflad baladhan oo lagu furayey Ururka oo lagu qabtay xarunta hay’adda Dawladda, Ayaa Waxa Kasoo […]

Continue reading …

Xuska Maalinta Biyaha Aduunka Oo Laga Xusay Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Degmo Oo Ka Qayb Galey. Gabiley (SM) Maamulka Shirkada Biyaha ee Zam-Zam ee Magaalada Gabiley ayaa soo qaban-qaabiyay Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayay maalinta biyaha aduunka, oo lagu qabtay Hotel Qasrul-cabdala ee magaalada Gabiley. Munaasibadan oo ahayd mid siheer-sare ah […]

Continue reading …

Madaxweyne Ku xigeenka oo shahaadooyin siiyay Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Hope March 24th, 2013 Comments Off Hargeysa(SM):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ahna Ku simaha Madaxweynaha ayaa maanta Shahaadooyin gudoonsiiyey Toban arday oo ka qalin jebiyey Degree labaad ee Jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa. Xafladan ardayda shahaadooyinka lagu Gudoonsiinayey oo […]

Continue reading …
Kulankii Wasiirka Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Eng Axmed Cabdi Ducaale ee London….22.3.13
Continue reading …

Sheekh Shariiif Sheekh Axmed oo markii ugu horeysay ka hadlay Siyaasada Dalka iyo guulaha ee gaartay Dowlada Cusub Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya tan iyo markii dalka uu majaraha u qabtay ninkii xilkaasi uga guuleestay ee Xassan Sheekh Maxamuud. Sheekh Shariif oo lahadlayay […]

Continue reading …

Wasiirka Madaxtooyadda Imaaraadka Oo Kulan Balaadhan La yeeshay Weftigii Madaxweynaha Somaliland March 24th, 2013 Comments Off Nuxurka Qodobadii ay ka wada hadleen Labada dawladood Dubia (SM)- Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi. Wasiirka Madaxtooyadda […]

Continue reading …

Waxa habeenkii Jimcaha 22.3.13 ka dhacday Galbeedka Magaaladda London Xaflad isugu jirtay Soo dhaweyn iyo sii sagootin Wasiirka Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale. Xafladaas oo ay soo qaban-qabiyeen Safaarada Somaliland ee UK oo uu hormuud ka yahay Safiirka Somaliland ee UK Mudane Cali Aadan Cawaale. iyo Ururka SSUK oo uu gudoomiye ka […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayay Oo Goor Dhawayd Gaadhay Dubai Iyo Soo Dhawayn Layaab leh oo Loogu Sameeyey Dubai   Madaxweynaha iyo waftiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gadheen Dubai waxa halkaas …. Daawo Sawirro Tiro Badan Dubai (SM)- Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Watigii uu hogaaminayay ayaa goor-dhaweyd gaadhay Magaaladda […]

Continue reading …

Somaliland: Guddoomiyaha Baanka dhexe Oo Digniin Adag U Jeediyay Xawaaladaha March 23rd, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)-Guddoomiyaha Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa sheegay inaanu Baanka Dawladu Maamulin Lacagta ku jirta Qasnada Dawladda ee Baanka, balse ay hada maamulaan oo kaliya waxa uu ku tilmaamay lacagta Cashuurta ah ee dawlada u soo xaroota. Cabdi Dirir Cabdi […]

Continue reading …

Al-shabaab oo Degmada Xudur ku gowracay Sheekh C/raxmaan Macalin Warsame March 19, 2013 – Written by editor Xudur:-Waxaa Allaha u naxariistee lagu dilay Degmada Xudur xalay  Sh. C/raxmaan Macalin Warsame, oo  ka mid ahaa culimo’udiinka sida weyn looga yaqaan gobolka Bakool.:Sheekh C/raxmaan Macalin Warsame ayaa waxaa gurigiisa kala baxay ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab xalay waxaan […]

Continue reading …

Berbera 23.3.13 (SM)  Madaxwayne Siilaanyo iyo Waftigiisa saaka u Baxay Dalka imaaraadka oo uu Martiqaad Rasmi ah ka Helay. Daawo Sawirada Waftiga madaxwaynaha oo saaka ka duulay madaarka Berbera….. Daawo sawiradda Berbera (GNS)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa u kicitimay Imaaraadka Carabta ka dib markii ay marti-qaad […]

Continue reading …

Ganacsato Carbeed Oo Booqasho Indho-indhayn ah ku Tagay Burco March 22nd, 2013 Comments Off Burco (SM): Wefti balaadhan oo maalgashadayaal Ganacsato ajanabi ah oo u dhashay dalka Qadar ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Waxaanay weftigaasi kulan la yeesheen maamulka gobolka Togdheer iyo waliba shirkada Al-Ancaam ee maamusha maxjarka naaxinta […]

Continue reading …

Maayarka Hargeysa Oo Ka Waramay Xaaladiisa Caafimaad, si adagna u Beeniyay inuu Is-casilay March 23rd, 2013 Comments Off Dubia (DAWAN)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimadda Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo muddo laba bilood ku siman ku jiray cisbitaal ku yaala magaaladda Abu dubai ee dalka Isku taga imaaraadka Carabta oo uu xaalad caafimaad […]

Continue reading …

Dawladaha Imaaraadka Iyo Qatar Oo siyaasad kala fog u wajahay Somaliland Iyo Soomaaliya March 22nd, 2013  Hargeysa (SM)-Dawladaha Qadar iyo Imaraadka Carabta oo ka wada tirsan waddamada Khaliijka, ayaa siyaasad kala fog ku kala wajahay Somaliland iyo Soomaaliya, arrintan ayaa hadda uun u soo baxday dibada, iyadoo Dawladda Imaraadka Carabtu, ay diyaarad khaasa u soo […]

Continue reading …

Booqashadii iyo wacyi Galintii Caruurta Xaafada DAAMI ee Hargiesa ,Waa  runtii Mucjisooyinka ay caruurtan yar yar leeyihin ayaa ah kuwo dad- doodu iyo maskooxda ay kala wayn yihiin waxan la kulmay caruur 5 jir ilaa 6 jir ah oo hadanaa xafidsan Magacayadaa ALLAH. Waxa muhiim ah in Caruurta noocaasoo kale ah aad loo ilaaliyo, Waa […]

Continue reading …